Gaari uu la socday Taliyihii hore ee heyadda NISA oo caawa lagu rasaaseeyey Muqdisho

Sida ay sheegayaan Warar goor show na soo gaaray ciidamada dowladda ayaa rasaas ku furay gaari uu la socday taliyihii hore ee Hay’adda NISA. Ciidamada rasaasta furay ayaa qeyb ka ahaa ciidamo caawa la dhigay isgoysyada magaalada Muqdisho. Jen. C/raxmaan Tuuryare ayaa rasaas lagu furay gaarigiisa xilli uu marayey Isgoyska Mariinada ee degmada Kaaraan, waxayna … Continue reading Gaari uu la socday Taliyihii hore ee heyadda NISA oo caawa lagu rasaaseeyey Muqdisho